Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bakool: Waxaa naga go’an in aan deegaanadeena argagixisada kaxoreeno

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Bakool: Waxaa naga go’an in aan deegaanadeena argagixisada kaxoreeno
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamo madani ah oo ka socda degmada Ceelberde ee gobolka Bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada howgalka xureynta kooxaha maleeshiyaadka ee Al-shabaab .

Ciidamadaan macawisleyda ah oo la magic baxay caano ka dhan, waxay isugu jiraan dhalinyaro, odayaal iyo haween,kuwaas oo u diyaar garoobay la dagaalanka maleeshiyada Al-Shabaab.

Shabeel Laxoos Maxamed oo ah taliyaha ciidanka macawiisleyda degmada Ceelberde ayaa sheegay  in ay uga go’antahay in maleeshiyada Alshabaab laga xureeyo deegaanada fara kutiriska ah ee ay ku  dhuumaalaysanayaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidamadaan macawiisleyda ah ee caano ka dhan ayaa wacad ku maray in maleeshiyada al shabaab ay kula dagaalami doonaan meel walba oo ay ka joogaan gobolka Bakool.

Diyaargarowga macawiisleyda degmada Ceelberde waxa ay qeyb ka noqon doonaan howgalka ay horkacayaa saraakiisha ciidanka xooga dalka ee ka bilaabmay deegaanada gobolka Bakool.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleesatay heshiis muhiim ah 

Next Post

Wasiir Fiqi oo soo dhaweeyay madax ka socotay hay’adda UNHCR

Next Post
Wasiir Fiqi oo soo dhaweeyay madax ka socotay hay’adda UNHCR

Wasiir Fiqi oo soo dhaweeyay madax ka socotay hay'adda UNHCR

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In