Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Banaan bax lagu dalbanayo maqaamka caasimadda oo ka socda Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Banaan bax lagu dalbanayo maqaamka caasimadda oo ka socda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaan bax balaaran oo ku saabsan xuquuqda bulshada degan caasimadda lagu heli lahaa ayaa iminka ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana dadka isu soo baxay ay sitaan boorar ay ku qoranyihiin halku dhigyo lagu dalbadanayo maqaabka ay caasimadda Soomaaliya yeelaneyso.

Dadka qaar ayaa waxa ay isugu soo baxeen taalada Sayidka, ee ka soo horjeedda xarunta golaha shacabka, waxaana ay sitaan boorar ay ku qoranyihiin “Waa in la helaa xuquuqda Muqdisho” iyo kuwa kale oo aad u badan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale meelaha ay dadka isugu yimaadeen ayaa waxaa ka mid ah afarta jardiino, aargada km4 iyo taalada daljirka dahsoon ee degmada Boondheere.

Isu soo baxa oo ah mid nabdoon ayaa waxa ay dadka soo abaabulay ay codsanayaan in la caddeeyo xuquuqda ay caasimadda ay leedahay, iyadoo la mid ah kuwa kale ee ku nool gobollada dalka.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Nuur Saciid Tahliil ayaa ku soo waramaya in dadka isu soo baxay ay taageersanyihiin in bulshada caasimadda ku nool ay helaan xuquuqda ay ku leeyihiin maqaamka Muqdisho.

Banaaan baxa ayaa ah mid weli socda.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Howlgallo amni xaqiijin ah oo xalay laga sameeyay degmada Dharkeynley

Next Post
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan

Howlgallo amni xaqiijin ah oo xalay laga sameeyay degmada Dharkeynley

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In