Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Banaanbax ka dhacay dalka Koonfur Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koofur Afrika oo kulan ku yeeshay magaalada Cepe Town
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bananbaxan oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay kana dhacay magalada Naaz ee dalka Koonfur Afrika oo ay so qaban qaabisay dowladda koonfur Afrika ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, mas’uliyiin ka socot maamulka gobolka, hogaamiyayaal dhinac dhaqanka , Arday, shucuub aad u badan iyo sido kale madxada Safaaradda Soomaaliya iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkaasi Mpumalanga.

Ugu horeeyn waxaa goobta ay boqolaalka dadweynaha isugu yimaadeen ka hadlay mas’uuliyiinta maamulka gobol iyo saraakiisha ugu sareeysa ciidanka Booliska ee gobolkaasi Mpumalanga, kuwaasi oo si qoto dheer ugu hadlay weerarada soo laab laabtay ee ajaanib naceybka ah e mar waliba dadka koonfur Afrikaanka  ku beegsadaan ajaanibta, iyagoo sheegay in ay aad ugu xunyihiin dhibaatada ajaanibta dalka loogu geeysto, gaar ahaan ganacsatada Soomaalida ah.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Wasiir goboleedka amniga ee gobolka Mpumalanga MEC Vusi Shongwe oo ka hadlay isu soo baxan ayaa u sheegay shacabka koonfur Afrika in marnaba aysan u dulqaadan  beegsiga ajaanibta gaar ahaan kuwa kaso jeeda Qaaradda Afrika.

Sido kale Wasiirka ayaa sheegay in dalal badan oo Afrikaan oo dadkooda ay halkan ku nool yihiin ah ay qeyb liibaax leh ka qaateen xoriyadii dalka.

“Waxaana uu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in dhankooda looga baahanyahay u hogaansamida sharciga dalka, waxaana uu xusay in haatan guud ahaan dalka uu ka socda howlgal loogu magac daray (Operation Field ) kaasi oo guud ahaan dalka looga ciribtiraya hubka sharci darada ah loogana hortagaya dadka dhibaatada geeysta iyo kuwa aan sharciga ku joogin dalka,waxaana inta uu banaanbaxani loogu soo horjeedo isirnaceybka socday ay soo bandhigeen Fanaan u dhashay Dalkani heeso ka taariikhda Qaaradda Afrika.

Ugue damneyntii u qeybsanaha Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika ee dhinac Waxbarashada iyo dhaqanka Cabdi Xalane oo ka hadlay isu so baxa ayaa yiri “Mudanayaal iyo Marwooyin Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika iyo Soomaalida ku dhaqan dalkan,  waxay idin la garab taaganyihiin taageera buuxda ,waxeyna leeyihiin dooni meyno isirnaceyb, Afrika ha Midowdo”

Banaan baxani ayaa qeyb ka ah olole ay waddo Dowladda Koonfur Afrika  loogu hortagayo rabshadaha isirnaceybka marwalba ka dhaca Dalkan.

C/qaadir Axad Warbaahinta Qaranka, Pretoria

Previous Post

Wasiir Maareeye “Waxaan Yemen u direynaa Markab soo qaado muwaadiinta ku xaniban Dalkaasi” SAWIRRO

Next Post

Qado sharaf loo sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse “SAWIRRO”

Next Post
Qado sharaf loo sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse “SAWIRRO”

Qado sharaf loo sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse “SAWIRRO”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In