Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig dhaqameed lagu qabtay xarunta degmada Warta Nabadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Bandhig dhaqameed lagu qabtay xarunta degmada Warta Nabadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay munaasabad lagu weynaynayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka qeybgaleen maamulka Degmada Masโ€™uuyiin katirsan Wasarada Arrimaha Gudaha iyo qeyba kale duwen ee Bulshada degmadaasi ku nool.

Faniinta Kooxada Banaadir band ayaa goobta ku soo bandhigay suugaan ka tarjumeysa dhaqanka, waxaana qeybahii kale duwen ee ka qeyba galay bandhigaasi ay wajidooda ka muuqatay farxadda ku aadan Munaasabadda ciid ee bandhig faneedkaasi.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Cabdi Nuur Sheeq Axmed (Cabdi Dhaato) oo kaย  mid ah faniinta Kooxda Banaadir Band ayaa sheegay in bandhigaas ay ku talgleen sidii Ummadda Soomaaliyeed ;loo fahamsin lahaa ahmiyadda bulshada ay u leedahayย  weyneyntaย  cayaaraha dhaqanka

โ€œShowgaan waxaan ugu talglay in bulshada Soomaaliyeed aan ula qeybsano farxadda ciidda, kooxada dhaantada ee Banadir Band waxa ay diyaar u tahay wacglinta bulshada ee ku aadan dhanka hidaha iyo dhaqankeennaโ€ ayuu yiri Cabdi Dhaanto

Guddomiyaha Degmada Warta Nabadaย  Yasiin Nuur Ciise oo goobta ka hadley ayaa sheegay inย  maamulka degmadu uu ka shaqeyn doono isku xirka bulshada degmada ku nool iyo dib u soo nooleynta dhaqankeena

โ€œDhamaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan dhahayaa ciid wanaagsan,ย  gaar ahaan dadka degan degmada Warta Nabada, xafladiin caawe oo waqti dheer ah soo bilaabatay waxaan ugu talgalay in aan ugu qeyba qaadano munsaabadaha ciidda, waxaan u mahadceliyaa kooxda Banaadir Band uu soo bandhigtay suugaan aad u xiiso badan, guud ahaan bulshada Degmada, waxaad ku mahadsan tihiin ka soo qeyba galka Bandhiganโ€ ayuu yiri Guddoomiyaha.

Afhayeenka Wasaaaradda Arrimaha iyo Faderaalka Cabdifitaax Daahir Mire oo ka mid ah masโ€™uiyiintii ka qeyb gashay bandhigaasi ayaa bulshada iyo Maamulka Degmada Warta Nabadda ugu mahadceliyay qabsoomidda bandhig dhaqameedka.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha oo Golaha Wasiirada kula dardaarmey dardar gelinta hawlaha dowladda

Next Post

Kooxda Heegan oo bar bardhac la gashay koox ka dhisan dalka Burundi

Next Post
Kooxda Heegan oo bar bardhac la gashay koox ka dhisan dalka Burundi

Kooxda Heegan oo bar bardhac la gashay koox ka dhisan dalka Burundi

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In