Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig ku saabsan waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Bandhig ku saabsan waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
Hal ku-dhigga kulankaan ayaa ahaa Xaggee ka nimid, Xaggee joognaa maanta, Xaggeese hiigsaneynaa, waxaana howl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS Madax iyo Shaqaalaba ay  kawada hadlayeen guulihii la gaaray iyo Caqabadaha jira sida looga gudbi karo.

Waxaa ka qeyb galay Kulanka Wasiirada Maaliyadda, Ganacsiga, Qorsheynta, masuuliyiin, Saraakiil Ciidan, Shaqaallaha Wasaaradda Maaliyadda XFS iyo marti sharaf kale.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay soo bandhigtay horumarka Daqliga gudaha ee dalka ee sanadihii lasoo dhaafay, waxaana sanadkii ugu dambeeyey Dakhliga uu kordhay Sodon iyo Kow Boqolkiiba oo ka dhigneyd Miisaaniyadda guud ee Qaranka ee Sanadkii 2018 Afartan iyo Shan Boqolkiiba inay aheyd lacagaha laga soo arruuriyey Canshuuraha .

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Saleymaan Maxamed Cumar ayaa Howl-wadeenada Wasaaradda uga mahad celiyey dadaalka ay ku bixiyeen horumarinta dalkooda.

Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Sarreeye guuto Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu sheegay in wax badan uu iska badalay dhibkii ay ku qabeen Canshuur bixiyeyaasha.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda ay ku socoto Wado wanaagsan oo Ammaan mudan.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Bulshadda Soomaaliyeed uga mahad celiyey siddii ay u garab istaageen Wasaaradda Maaliyadda guulaha ay gaartay iyo siddii ay uga gudbi laheyd caqabadaha ku wajahan.

Previous Post

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Dalka oo Muqdisho kula shiray Hay’adaha taageera Baarlamaanka “SAWIRRO”

Next Post

Jawaahir Xaaji Baarqab oo farriin u dirtay haweenka G/Banaadir “Dhageyso”

Next Post
Jawaahir Xaaji Baarqab oo farriin u dirtay haweenka G/Banaadir “Dhageyso”

Jawaahir Xaaji Baarqab oo farriin u dirtay haweenka G/Banaadir "Dhageyso"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In