Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhiga wax soo saarka oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Bandhiga wax soo saarka oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Bandhigga wax soo saarka Dalka, waxaana intii uu socday looga dooday caqabadaha ku hor gudban, fursadaha horyaalla iyo sida loo xoojin karo shirkadaha ka ganacsida Ilaha dhaqaalaha Qaranaka sida Beeraha, Kaluumaysiga iyo xannaanada Xoolaha.

Kulankan oo Laba Cisho socday ayaa waxaa soo qaban qaabiayay mashruuca kobcinta ganacsiga iyo shaqa abuurka ee hey’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareekanka (USAID), iyadoo dooddaasina ay qeyb ka ahaayeen madax, qubaro iyo aqoonyahanno.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaan Sakariye xaaji Maxamuud  Cabdi, oo ka tirsan Aqalksa Sare ee Baarlamaanka Dalka ayaa sheegay in loo baahan yahay wax ka beddalka habka wax soo saarka, gaar ahaan xannaanada Xoolaha oo waqti dheer ku tiirsan Roobka.

Agaaismaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya , Maxamuud Maxamed Maxamuud , ayaa ujeedka Dowladdu ka leedahay Bandhigan ku tilmaamay kobcinta dhaqaalaha iyo shaqa abuurka Bulshada.

Gabagagabda bandhigan ka qeyb galayaasha waxa ay sheegeen in uu ahaa mid u suurta galiyay soo gudbinta wax soo saarkooda iyo in ay kala faa’iideestaan, maadaama ay ka kala yimaaddeen Goballo kala duwan.

Previous Post

Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashada Galmudug

Next Post

Duqa Muqdisho oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda.

Next Post
Duqa Muqdisho oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda.

Duqa Muqdisho oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In