Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhigga Beeralayda Soomaaliyeed oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Bandhigga Beeralayda Soomaaliyeed oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii labaad galay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho,laguna soo bandhigay waxyaabaha ay beertaan dadka Soomaaliyeed.

Qaar kamid ah dadkii kusoo bandhigay halkaas wax yaabaha ay Beerteen,Abuubakar Maxamed Cismaan “Maanta waxaan soo bandhignay abuurka qeybihiisa kala duwan oo aan anaga soo saarnay, Waan ugu mahadcelinaynaa Wasaaradda Beeraha, Fursada ay inoo siisay inaan kusoo badhigno waxaan abuuranay”.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Beeralayda Soomaaliyeed oo sameeyay hormar lataaban karo,oo dhanka beeraha ah.Wadan walbo waxa uu qani ku yahay ayow hormariyaa, Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa u istaagtay siday u hormarin laheyd beeralayda Soomaaliyeed.

Waxa ayna ka shaqeyn doontaa inaan adduunka u dhoofino,wax soo saarkeena,Markii uu gaaro heer aan ku filnaano,Dadkeena Soomaaliyeed oo aan ka maaranno waxyaabaha inoola soo dhoofiyo aan awoodno inaan abuurano.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah furay Shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo lagu soo bandhigayey caqabadaha beeraleyda dalkeenna haysta iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso kor u qaadidda wax-soosaarka iyo dalagyada beeraha Soomaaliya.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka dhulka bogaadiyay howlgalladii ka laga sameeyay qeybo kamid ah Galgaduud 

Next Post

Taliye ku-xigeenka Ciidanka CXD oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo 

Next Post
Taliye ku-xigeenka Ciidanka CXD oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo 

Taliye ku-xigeenka Ciidanka CXD oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo 

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In