Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbax lagu taageerayo Falastiin oo ka dhacay Gineva.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Bannaanbax lagu taageerayo Falastiin oo ka dhacay Gineva.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Boqollaal dad ah ayaa maalinimadii shalay si nabad ah  isugu soo baxay bannaanka hore ee xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva,kuwaas oo doonayey in midnimo laga yeesho dhibaatooyinka Falastiiniyiinta ka heysta ciidamada Isra’il ee dhanka marinka Qasa.

Bannaanbaxcaasi ,waxaa soo qaban qabiyay,qeybo badan oo ay ku jiraan ururada aan dowliga aheyn,Isbaheysiga caalamiga ah ee ururada xuquuqul aadanaha iyo kuwo kale oo u xilsaaran ka hortagga jirdilka iyo la socodka dhibanayaasha,waxaana isu soo baxaasi taageeray illaa 20-ka mid ah ururada aan macaash doonka aheyn,sida Cojep International oo fadhigeedu yahay  Switzerland .

Isu soo baxaasi waxaa dadkii ka qeybgalay ay ku cambaateeyeen xasuuqa Isra’il ay u geysteen dadka reer Falastin,waxaana loogu baaqay Qaramad a Midoobay iyo ururada Caalamiga ah in ay qaadaan falal dhan ka ah Isra’il oo weli ku sii dhagan in ay sameyso rabshado xagga bini aadanimada ah.

Dadkaasi oo watay boorar,waxa ay ku qeylinaayeen”Fakastin ha xorowdo,Isra’il waa argagixiso,waxayna sidoo kale ugu baaqeen Isra’il in ay joojiso tacadiyada,isla markaana ogolaato in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo dilkii ka dhacay Qasa

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Ciidanka xoogga Dalka oo degaanna badan ka saaran Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka xoogga Dalka oo degaanna badan ka saaran Al-Shabaab

Ciidanka xoogga Dalka oo degaanna badan ka saaran Al-Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In