Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Isxilqaan oo ka dhaqan galay degmada Hobyo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Barnaamijka Isxilqaan oo ka dhaqan galay degmada Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug  Maxamuud Maxamed Cawaale oo la hadlay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Ayaa sheegay in xilligaan horumarro ballaaran ay ka socdaan magaalo xeebeedka Hobyo,isla markaana bulshada deegaanka ay si isxilqaan ah ku dhisteen xarumaha danta guud ee dagmada.

Dhanka kale bulshada degmada ayaa qayb wayn ka qaatay sidii loo sugi lahaa nabad galyada deegaanka ,taasina waxaa suurtagaliyay dadka deegaanka oo ku baraarugsan muhiimada magaalada ee dhinacyada badan leh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiye Ku xigeenka degmada Hobyo waxuu ka ka dalbaday shacabka dagmada in ay ka qayb qataan sidii loo maal gashan lahaa magaalada, ayna soo dhaweynayaan ka maamul ahaan cid walba oo ka qayb qaadanaysa sidii loo hormarin lahaa magaalada.

“Isku tashiga bulshada deegaanka ayaa horseeday horumarada ka socda xarumaha dawladda ee Hobyo oo dayactir lagu sameeyey” sidaana waxaa yiri gudoomiye Ku-xigeenka Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug  Maxamuud Maxamed Cawaale.

Hobyo waa magaalo istiraatiiji ah oo taariikh facweyn leh, waxaana ay leedahay dekad aan wali la dayactirin iyo xarumo dawladeed, madax kala duwan oo dawladda federaalka ah oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ayaa booqday magaalada ,waxaana magaalada ay u muuqanaysaa xilligaan mid ka soo kabanaysa  daruufihii kala duwanaa ee uu dalku soo maray.

Previous Post

Duqeyn lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Sh/Hoose

Next Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dhiska suuqa Dayax+Sawirro.

Next Post
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dhiska suuqa Dayax+Sawirro.

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dhiska suuqa Dayax+Sawirro.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In