Gen; Bashiir Maxamed Jaamac Keenadiid ayaa maanta loo doortay mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Janaraal Keenadiid ayaa kusoo baxay Kursiga #HOP 18 oo doorashadiisu ay ka dhacday magaalada Dhuusamareeb kaas oo horay u bannaanaa.