Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baydhabo oo caawa u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Baydhabo oo caawa u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartamayaasha Degmooyinka Cabdicasiis Vs Baydhabo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Baay ayaa caawa tartan aad u xiiso badan ku dhexmaray tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee SNTV iyo Radio Muqdisho, iyagoo muujiyay tartan aad u xiiso badan.

Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka oo sanadkan uu taaba gelineyo Maamulka Gobolka Benaadir oo ay u noqoneysa sanadkii labaad ee uu tabao geliyo, ayaa kulankii ugu horeysay waxaa caawa tartan aad u xiiso badan ku dhex maray tartamayaasha Degmooyinka C/casiis Vs Baydhabo, iyadoo tartamayaasha labada Degmo ay madasha tartanka ku soo bandhigeen dadaal iyo anshax wanaag inta uu tartanku socday.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Natiijada tartankii quruxda badnaa ee dhexmaray tartamayaasha Degmooyinka C/casiis Vs Baydhabo oo ka kala tirsan Gobolada Banaadir iyo Baay ee caawa waxey noqotay sidan:-

C/casiis

Tartamayaasha Degmada C/casiis sida xeerka Barnaamijka tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan uu dhigayo waxaa la weeydiiyey Todobo suโ€™aallood, suโ€™aallihii la weydiiyey waxay si sax ah uga jawaabeen Afar suโ€™aal, iyagoo iska qalday saddex suโ€™aal oo ka mid ahayd Todobadii suโ€™aal ee la waydiiyay, Waxayna si ka faaโ€™iideysi ah u heleen Hal suโ€™aal oo soo hareer martay tartamayaasha Degmada Baydhabo, waxaana taasi ka dhigeysaa in ay heleen tartamaayasha Degmada C/casiis 10 dhibcood (Toban dhibcood).

Baydhabo

Tartamayaasha Degmada Baydhabo waxaa iyana dhankooda la weydiiyey Todobo Suโ€™aallood, waxaana suโ€™aallihii la weydiiyey ay si sax ah uga jawaabeen shan suโ€™aal oo waxa ay iska qaldeen Labo suโ€™aal, waxa ay si ka faaโ€™iideysi ah ay heleen Hal suโ€™aal oo ay haleeli waayeen tartamayaasha Degmada C/casiis, waxayna wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Baydhabo ay heleen noqoneysaa 12 dhibcood ( Labo iyo Toban dhibcood).

Hadaba Tartamayaasha Degmada Baydhabo ayaa caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka, waxaana habeen dambe is arki doono degmooyinka Gaalkacyo iyo Shibis ee ka kala tirsan Gobollada Mudug iyo Banaadir.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/06/Tartankii-Caawa-18-06-2015.mp3

IMG_1948 IMG_1949 IMG_1953 IMG_1957 IMG_1960 IMG_1963 IMG_1964 IMG_1967 IMG_1968 IMG_1971 IMG_1973 IMG_1975 IMG_1976 IMG_1977

Maxamed Macalin Xasan “White-ka”

Previous Post

Halyeey Ex Dhame Daahir Gurxan Oo U Geeriyooday Daafacida Xarunta Golaha Shacabka Oo Laba Darajo Taliska Boliiska Uu Dalacsiiyay “Sawirro”

Next Post

Wasiirka Amniga iyo taliyayaasha ciidamada NISA, Asluubta iyo Booliiska oo kormeeraray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Next Post
Wasiirka Amniga iyo taliyayaasha ciidamada NISA, Asluubta iyo Booliiska oo kormeeraray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga iyo taliyayaasha ciidamada NISA, Asluubta iyo Booliiska oo kormeeraray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In