Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beello horay ugu dagaalamay Kismaayo oo laheshiisiiyey “Dhageyso”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Shir looga hadlayo arrimaha abaarihii Dalka ka dhacay oo maanta ka furmaya Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda Kismaayo ee Dowladda Goboleedka Jubbaland waxaa lagu soo gabogabeeyey shir muddo halkaas uga socday Beello walaalo ah kuwaas oo horay ugu Dagaalamay Galbeedka Magaaladda Kismaayo.

Shirkan ayaa waxaa horay u furay Madaxda ugu sareysa Dowladda Goboleedka Jubbaland iyadoona Dhameystirkiisa loo xirsaaray Wasiiro uu kamid yahay Wasiirka Cadaaladda ee Jubbaland Maxamed Sheekh Abuu Yuusuf iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Jubbaland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shalay ayaa Magaaladda Kismaayo lagu qabtay Xafladda lagu soo xiray shirka muddooyinkaanba soo socday, waxaana labadda Beelood ku heshiyeen illaa iyo lix qodob sidda uu Warbaahinta u sheegay Wasiirka Cadaaladda ee Dowladda Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Abuu Yuusuf.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka Caadaaladda ee Jubbaland Maxamed Sheekh Abuu Yuusuf.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/WAREYSI-WASIIRKA-CAAALADDA-JUBBALAND.mp3

 

 

 

Previous Post

Maamul Degmadda Raage Ceelle oo ka hadlay Waxyaabaha u baahan yihiin Jabhadda Macawiisleyda “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 11.10.2018

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 11.10.2018

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In