Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beeraleyda gobolka Shabeellaha Dhexe oo dib u bilaabay tabcashada beerahooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Beeraleyda gobolka Shabeellaha Dhexe oo dib u bilaabay tabcashada beerahooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo horaantii bishii Maarso ee la soo dhaafay guud ahaan meelaha uu maro webiga Shabeelle ee gobollada dalka waxaa ka jirtay biyo la’aan baahsan oo ka dhashay marki uu wabigu guray, iyadoo oo lagu jiro xiliyada kuleylaha.

Arrintan waxa ay saameen xoogan ku yeelatay dadkii ay noloshoodu ku tiirsaneed biyaha webiga Shabeelle, gaar ahaan dadka ku nool deegaanada ku teedsan wabiga.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Meelaha uu wabigu guray dhexdooda dad ayaa qotay si ay biya ugu helaan, laakiin biya wasaqeysan oo ay ka cabaan qaarkood oo carruuri u badan waa ay ku dhintaan, markii uu haleelay shuban biyood, sidoo kale in ka badan 300 qof ayaa la dhigay isbitaalka Jowhar kuwaas oo uu soo ritay cudurka shubanka inkastoo dadaal kadib dib ay uga biskoodeen .

19 kii bishaan maalinkii Talaadada aheyd ayuu biya keenay webiga oo aad loo sugayay dadka ayaa isugu soo baxay iyaga oo faraxsan.

Sokori Maxamed Nuur oo ka mid ha beeralayda oo faraxsan misna wata baaskiil uu kaga yimid beertiisa, waxaana uu yiri “Waxaan ku faraxsanahay wabiga soo inuu biya keenay, ilaah ayaa mahad leh, runtii waxaan nahay dad danyar ah oo ku tiirsan webiga beerahana ka waraabsan jiray markii guray, waxaan ka soo bara kacnay tuulooyinkii aan beeraha ku laheen, hadda waan u laabanay isla markii uu biya keenay dib ayaana beeraheena u falanaynaa”

Beeralayda waxa ay dib u falanayaan beerahooda iyagoo ku abuuraya dalagyadaadi hadba ay u arkaan inuu u gadmayo   qaarkood oo aan la sheekaystay waxa ay ii sheegeen inaanay waligood arag wabiga uu sidan u guray inkastoo ay tilmamayaan inuu biya yareen jiray.

vlcsnap-2016-04-22-18h54m02s186 vlcsnap-2016-04-22-18h55m51s9 vlcsnap-2016-04-22-18h56m33s154 vlcsnap-2016-04-22-18h58m16s178 vlcsnap-2016-04-22-19h00m35s50 vlcsnap-2016-04-22-19h02m06s179 vlcsnap-2016-04-22-19h03m59s33 vlcsnap-2016-04-22-19h07m24s28 vlcsnap-2016-04-22-19h10m26s52 vlcsnap-2016-04-22-19h11m19s39 vlcsnap-2016-04-22-19h13m49s53 vlcsnap-2016-04-22-19h14m34s216 vlcsnap-2016-04-22-19h16m35s143 vlcsnap-2016-04-22-19h19m26s81 vlcsnap-2016-04-22-20h10m40s91 vlcsnap-2016-04-22-20h11m14s110 vlcsnap-2016-04-22-20h12m37s253

Cabdishakuur Cali Axmed

 

Previous Post

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababbar loo soo xiray

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Jarmalka oo booqaneysa Turkiga

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Jarmalka oo booqaneysa Turkiga

Ra'iisul wasaaraha Jarmalka oo booqaneysa Turkiga

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In