Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bisha Cas Imaaraadka oo deeq afurin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Bisha Cas Imaaraadka oo deeq afurin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta raashin afurin ah  u qeybisay qoysas  danyar ah oo ku noool degmada C/casiis  ee Goblka Bannaadir.

Deeqdaan afurinta ah oo ka kooban  raashin biseyl ah ayay  hay’adda Bisha Cas ugu tala gashay qoysas badan oo ku nool degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo goobta lagu qeybinayay afurinta  ay goob joog ka ahaayeen Cali Cabdul Daacad oo ah  sarkaal hay’ada ay u soo wakiilatay qeybtan deeqdaan iyo guddoomiyaha degmada C/caziz Cusmaan muxiyadiin Cariif.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu horeyntii waxaa goobta ka hadlay wakiilka hay’adda bisha cas Cali Cabdul Daacad oo tilmaamay in barnaamijkan uu qeyb ka yahay macaawino ay dowladda Imaaradaka ugu talagashay inay ku caawiso dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan, waxa uuna hoosta ka xariiqay in ay sii wadi doonaan macaawinada nuucaan oo kale ah.

Mudane daacad ayaa hoosta ka xariiqay in ay bisha cas imaaraadka ay kafaalad qaaday afurinta in ku dhaw 50,000 ( shan kun oo qof ).

Guddoomiyaha degmada C/casiis cusmaan muxiyadiin Cali Cariif oo ka mahad celiay deeqda afurinta ee la soo gaarsiiyay degmadiisa ayaa ugu xusay inay gaarsiiyeen caa’ilooyinka ugu liita ee degmada ku nool, is lamarkaana afurinta ay ku soo beegantay waqti loo baahnaa.

Qoysaskii ka faa’ideystay  raashinka bisil ee afurinta ah ayaa uga mahad celiyay kaalmooyinka ay mar waliba la garab taaganyihiin  bisha cas imaaraadka Carabtas dadka ku tabaaleysan degmooyinka gobolka Banaadir.

IMG_9409 IMG_9411 IMG_9415 IMG_9423 IMG_9437 IMG_9464 IMG_9469 IMG_9477 IMG_9478 IMG_9488

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya: “Ma jiri doonto wax muddo kordhin ah” (Sawirro)

Next Post

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In