Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bisha Cas oo Dhuusamareeb Ku maamustay Todobaadka caalamiga ah ee gargaarka degdega “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Bisha Cas oo Dhuusamareeb Ku maamustay Todobaadka caalamiga ah ee gargaarka degdega “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Habka gargaarka degdega ah iyo nuucyada gurmadka fudud ee ay bixiyaan shaqaalaha bisha cas ayaa lagu soo bandhigey munaasabadan oo gabangabo u aheyd xuska Todobaadka Gargaarka degdega ah oo ay kujirto maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay in la xuso gargaarka degdega ah taa oo ku beegan 12-sep. ee sanad walba.

Goobta bandhigani ka dhacey oo aheyd xarunta Caafimaadka bisha cas ee Dhuusamareeb ayay ku sugnaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, xubno ka socday bulshada rayadka iyo bahda Caafimaad.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Cabdulqaadir Jimcaale Xalane, Madaxa Caafimaadka bisha Cas ee Gobolka Galgaduud ayaa faah faahiyey waxa ay kaga dhigantahay xuska maalintaan xafiiskoodan Bisha cas.

Cabdirisaaq Axmed Maxamuud, isku-duwaha gargaarka degdega ah ee Gobolka Galgaduud u qaabilsan bisha cas ayaa goobta ka xusey shaqooyinka ay u qabtaan bulshada, isagoo si gaar ah u dul istaagey muuhimada gargaarka degdega ah, nuucyada gargaarka iyo sida bulshada ay wax u taraan adeegyadooda, taasi oo Guddoomiyaha Guddiga bulshada bisha cas ee laanta Dhuusamareeb Dalmar Abshir Nuure afka bulshada rayadka ugu mahad naqey bisha cas Xuskan aawgiis.

Xasan Cabdinuur, Xiriiriyaha Bisha Cas ee laanta Dhuusamareeb oo ka cudur daarey dib u dhacyada ku yimid xuska maalintan oo si guud ay uga simanaayeen xafiisyada bilaha cas ayaa mahad celin u jeediyay Mas’uuliyiinta kala soo qayb gashey gunaanadkan.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Cabdulaahi warsame Abtidoon ayaa ugu dambeyn dardaaran kusoo gunaanadey munaasabadan.

Bisha cas oo sanadkan si weyn u maamuustaya todobaadka caalamiga ah ee gargaarka degdega ah ayaa sidoo kale dhalinyarada Dhuusamareeb u qabatey ciyaaro is dhex gal ah oo qayb ka ahaa wayneynta adeegyada gargaarka degdega ah ee muhiimada u leh Bulshada.

Previous Post

Tayada Shaqaalaha caafimaadka Galmudug oo kor loo qaadayo+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In