Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan kufsi ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan kufsi ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska booliska magaalada Cadaado ayaa qabtay eedeysane Axmed Xusen Cabdi oo ku eedeysan kiis kufsi ah oo la sheegay inuu ka qeystay magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland, isla markaana qaab baxsad ah ku tegay Cadaado.

Axmed Xusen Cabdi ayaa dib loogu celin donaa magaalada Gaalkacyo si kiiskiisa looga furo madaama uu halkaasi ka dhacay kiiska kufsiga ah ee lagu edeynayo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labo Xidigle Cali Maxamed Xasan Taliyaha Booliska magaalada Cadaado ayaa Warbahinta u sheegay in xiriir ay wada sameyeen booliska Galmudug ee Gaalkacyo ugu suura gashay qabashada eedeysanahaan.

Previous Post

Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Jowhar

Next Post

Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In