Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Morooko oo baadi goobaya Rag dil u geystay Dalxiisayaal

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Booliska Morooko oo baadi goobaya Rag dil u geystay Dalxiisayaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boliiska Dalka Morooko ayaa sheegay inay ku raad joogaan , Rag looga shakiyay in ay dileen Laba Gabdhood oo Dalxiisayaal ahaa, kana soo soo jeeda Waddamada Iskaandaneefiyaanka, markii ay Ciidanku qabteen Talaadadii Nin kale oo tuhmane ah, markii ay howlgal ka sameeyeen degaanka Marrakech.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Ninka la xiray ayaa looga shakiyay inuu ka dambeeyay Laba Haween Dalxiisayaal ahaa, oo kasoo kala jeeda Waddamada, Norway iyo Denmark,xilli ay ku sugnaayeen Buuraleyda Atlas, oo ay ka qawleystaan kooxo Hubeysan, sida uu xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Rabaat, sheegay Maanta.

Meydka Haweenkan, ayaa laga helay Isniintii aynu kasoo gudubnay, meel u dhow degaanka , Imlil, oo kaabiga ku haysa Toubkal, oo ah halka ay ku taallo Fikta ugu dheer Buuralayda Waqooyiga Afrika, halkaasoo ah meel si weyn loogu soo tamashle taga Caalamka.

Louisa Vesterager Jespersen,oo ah 24 jir kasoo jeedda Dalka Denmark iyo Maren Ueland , o ahayd 28 jir u dhalatay  Norway , ayaa lagu dilay meel aan cidi joogin, oo ay adag tahay in la gaaro, sida uu sheegay Af-hayeen u hadlay Boliiska Dalka Morooko oo lagu Magacaabo, Boubker  Sabik.

Mr; Sabik, ayaa sheegay inay ka shaqaynayaan sidii ay Cadaaladda ku hor geyn lahaayeen Saddex tuhmane oo qayb ka ahaa dilka Gabdhaha, kuwaasoo ay Ciidanku ku raadjoogan.

Isha/ Al-Jaziira

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

19 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Yugaandha

Next Post
19 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Yugaandha

19 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Yugaandha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In