Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee wadankaas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee wadankaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqorka Wadanka Malaysia Sultanate of Kedah ayaa maanta warqadii danjirenimo (credential letter) ka guddoomey Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia Danjire  Dr. Abuukar Cabdi Cisman Mardaadi

Danjire Mardaadi wuxuu mahadcelin ballaaran u jeediyay Boqorka iyo Shacabka Malaysia, waxaana u sheegay uu xoogga saari doono horumarinta cilaaqaadka dhinacyada badan leh ee labada dal ka dhexeeya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjiraha Isagoo la hadlayay Radio Muqdisho wuxuu sheegay in maanta uu soo laabtay Xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhexeyay lada dal.

Safiirka Soomaaliya ee wadanka Malaysia  Dr. Abuukar Cabdi Cisman Mardaadi ayaa tilaamay in Soomaaliya iyo Malaysia uu ka dhexeeyo Xiriirka Ganacsi, Caafimaad iyo Waxbarasho, isla markaana uu xoogga saari doono sidii arrimahaasi oo dhan loo xoojin lahaa.

Danjire Mardaadi ayaa hadalkiisa ku daray in ardayda Soomaaliyeed ee dhigta Jaamacadaha kuyaala dalka Malaysia uu gacan ka siin doona, waxkasta oo uga xiran dhanka Safaaradda

Previous Post

Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed N.N.K.H oo lagu qabtay Galgaduud “SAWIRRO”

Next Post

FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka

Next Post
FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka

FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In