Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boris Johnson oo noqonaya Ra”iisul wasaaraha cusub ee Britain

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Boris Johnson oo noqonaya Ra”iisul wasaaraha cusub ee Britain
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boris Johnson ayaa waxaa loo doortay in uu noqdo hogaamiyaah xisbiga conservative ahna raiiusl wasaaraha Dalka Britain,kadib doorasho ka dhacdayy dalkaasi.

Wuxuu kaga guuleystay qofkii la tartamayay ee ahaa Jeremy Hunt,wuxuu heley Mr Johnson 92,153 cod halka Mr Jeremy uu heley 46,656,taasi oo ka dhigan in uu noqdo raiisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska,kaasi oo bedeli doona Miss thresa May raiiusl wasaarihii hore.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026

Boris Johnson wuxuu soo qabtay xilal kala duwan sida duqa magaalada London,wasiirka arrimaha dibadda ee Britain,wuxuu ugu horeyn ammaanay dowrkii ay qaadatay Threresa may intii ay xilkaasi haysay.

Dhankeda Theresa May ayaa ugu hambalyayay Johnson xilkaasi uu ku guuleystay iyadoo muujisay muhiimada ay leedahay in lala shaqeeyo.

Wax yaabaha ugu waaweyn ee horyaala waxaa kamid ah dhismaha xukuumada cusub iyo in uu wajoho dhibaatooyinka siyaasadeed iyom midda dhaqaale,gaar ahaan ka bixitaanka Biritain ay ka baxayso Midowga Yurub inteedi kale.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada

Next Post

Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo Shaaciyey Xiliga Shirka La Qabanayo

Next Post
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo Shaaciyey Xiliga Shirka La Qabanayo

Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo Shaaciyey Xiliga Shirka La Qabanayo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

February 17, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In