Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Caabudwaaq oo bilowday dhismaha Jaamacadda Galgaduud University “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Bulshada Caabudwaaq oo bilowday dhismaha Jaamacadda Galgaduud University “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismaha Jaamacadda Galgaduud University ayaa laga bilaabay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana wada jir u dhisaya bulshada Caabudwaaq oo gacan ka helaya qurba joogta Soomaaliyeed

Jaamacaddan oo markii ugu horaysay laga aas aasay degmada sanadkii 2014. Ayaa ku shaqa bilowday guro gaar loo leeyahay oo loo dhistay deegaan waxaana markii ay kordheen tiradaΒ  ardada iyo kuliyadaha ay bixiso JaamacaddaΒ  la dareemay ciriiri dhinaca fasalada ay fariistaan ardayda.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Mamulka Jaamacadda oo kaashanaya Bulshada ayaa ku guulaystay inay Jaamacadda u helaan boos u gaar ah oo ku filan si jaamacada ay u fuliso baaahiyaha loo qabo dhinaca waxbarashada

Shiikh Daauud Xirsi Siyaad oo kamid ah Culumada ayaa soo dhaweeyay is badalka dhinaca horumarkaa oo ay sameysay Jaamacadda isaga oo sheegay in Jaamacaddu ay dhistay garaadka dadka aqoonta u baahnaa,Β  isaga oo u mahad ceshay dadka la taagan taageerada Jaamacaddaiyo dhismaheeda socda

Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) oo kamdi ah qurba joogtaSoomaaliyeed ee ka soo jeeda Deegaanka oo ku deeqay dhulka laga dhisayo Jaamacadda ayaa sidoo kale maanta ku deeqay boqol kaariko ama lowr oo dhagax ah oo uu oga qayb qaadanayo dhismaha Jaamacadda

Guddoomiyaha Guddiga Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq Cabduqaadir Dheere oo kamid ah dadka u taagan Horumarinta Jaamacadda Galgaduud Unuiversity ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay guulaha dhanka Horumarka oo ay gaartay Jaamacadda Galgaduud.

Ugu Dambayn Maxamuud Dirir oo ah Maamulaha Jaamacadda Galgaduud University ayaa uga mahadceliyay dadka ka qayb qaadanaya iyo kuwa gacanta ka gaysatay dhismaha iyo horumarinta Jaamacadda Galgaduud University

Β Β DSCN8670 DSCN8673 DSCN8675 DSCN8677 DSCN8678 DSCN8679 Β DSCN8682 DSCN8683 DSCN8685 DSCN8686 DSCN8687 DSCN8689 DSCN8691 DSCN8692 DSCN8693 DSCN8694 DSCN8695 DSCN8696 DSCN8699 DSCN8701 DSCN8702 DSCN8703 DSCN8704 DSCN8705 DSCN8706 DSCN8707 DSCN8709 DSCN8713 DSCN8715 DSCN8717 DSCN8720 Β DSCN8724 DSCN8726 Β DSCN8730 DSCN8731 DSCN8732 DSCN8733 Β Β DSCN8744 DSCN8746 DSCN8747 DSCN8749Β 

C/kariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq/Soomaaliya

Previous Post

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka Jubbaland dhameystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.

Next Post

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka shabeelaha Hoose

Next Post
Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka shabeelaha Hoose

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka shabeelaha Hoose

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In