Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gobolka Gedo oo taageeray heshiiskii lagu joojiyey dhismaha darbiga xadka Soomaaliya iyo Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gobolka Gedo oo taageeray heshiiskii lagu joojiyey dhismaha darbiga xadka Soomaaliya iyo Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isu so baxaan ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed  ee  ku nool degmadda Baled Xaawo ee gobolka Gedo,  laguna taagerayay heshiiskii  shalay ka dhacay  demada Mandheere ee ku saabsanaa joojinta dhismaha darbiga ay Kenya ka wado xadka labada degmo oo  ay ku heshiiyeen masuuliyiin ka kala socotay Jubbaland iyo gobolka waqooyi bari , ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka gedo.

Shacabka Soomaliyeed, ayaa  soo dhoweeyay go’aandii kasoo baxay shirkaasi, islamarkana waxa ay boggaadiyeen dadaalada Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in ay ku dhamayso xaaladda Xuduuda u dhaxayso Baledxawo iyo Mandhera.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa bulshadda hakaasi kula hadlay Guddoomiyaha gobolka Gedo  Mudane Maxamed Muxumed iyo Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Jubaland, waxayna shacabka faah faahin ka siiyeen waxyaabihii ka so baxay shirkii shalay ay wada yeesheen Soomaaliya iyo Kenya, iyaggoona tilmaamay in xaaladda ka taagan soohdinta Baled Xaawo iyo Mandheera ay iska arki doonaan labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, hayeeshee shacabka Soomaliyeed ay ka shaqeeyaan Xasiloonida labada degmo.

Qaar ka mid ah bulshadda Soomaliyeed oo  halkaasi ka hadlay ayaa iyagguna dhankooda boggaadiyay talaabadan ay qaadeen  Madaxda  dowladda Soomaaliya ee ku aadan joojinta dhismaha darbiga,  iyagoo sheegay in ay uga dambayn doonaan go’aanada kasooo bixi doono kulamada ay ku balan san yihiin labada Madaxweyne.

Previous Post

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada dal “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha 17ka Degmo Horumarinta Amniga iyo Daadajinta adeegyada asaasiga ah “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha 17ka Degmo Horumarinta Amniga iyo Daadajinta adeegyada asaasiga ah “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha 17ka Degmo Horumarinta Amniga iyo Daadajinta adeegyada asaasiga ah "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In