Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gobolka Shabeelaha Dhexe oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadada xiriirisa Muqdisho iyo degmada Warshiikh

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka gaar ahaan  siyaasiyiinta, culumaa’udiinka, dhallinyarada, aqoonyahanada ee kasoo jeeda deegaanada gobolka Shabeellaha Dhaxe gaar ahaan dagmada Warsheekh in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadada xiriirisa Muqdisho iyo Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo bacaad fadhiya taas oo wax ka tari doonta isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe  Axmed Meyre Makaraan  ayaa ugu baaqay bulshada ku nool degmada Warshiikh in ay gacmaha is qabsadaan ayna u soo jeestaan horumarka  gobolka gaar ahaan degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe Axmed  Xusen Axmed  (Axmed Shiidka) ayaa balan qaaday in uu wax ka qabanayo arrimaha ammaanka degmada.

Guddoomiyahii hore  ee degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow Axmed Daaci oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomalaiyeed ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta odayaasha iyo waxgaradka ku nool gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan shacabka ku nool degmada Warsheekh inay ka shaqeeyaan horumarka Degmada gaar ahaan  dhinacyada ammaanka iyo deegaanada hoos yimaado oo mararka qaar la sheegay in ay dadku ku waxyeeleeyaan maleeshiyaad hubeysan.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo kulmay

Next Post

Wasiirka shaqada iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Geneva kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka

Next Post

Wasiirka shaqada iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Geneva kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In