Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo si weyn usoo dhaweeyay kulanka Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Madaxda cusub ee Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran usoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf “Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Salaadiinta, Waxgaradka, dhallinnyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa si weyn u soo dhaweeyay kulanka magaalada Dhuusamareeb ku dhax maray Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxda dowlad gobaleedka Galmudug oo uu horkacayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, iyagoona tilmaamay in ay tahay talaabo loo qaaday dhanka horumarka iyo nidaamka dowladnimo ee dalka.

Ugu horeyna Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mida waxgaradka iyo salaadiinta kaalinta weyn ka soo qaatay dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga Nabad gelayda Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in la gaaray xiligii horumarka iyo higsiga, ayna soo dhaweeynayaan kulanka dhax maray madaxdii hore iyo Madaxda cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale qaar ka mida dhallinyarada Haweenka iyo Waxgaradka reer Galkacyo ayaa kulanka ku tuilmaamay guul uv soo hooyatay shacabka Galmudug.

 

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan COVID-19

Next Post

Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists

Next Post
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay

Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In