Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS, Mudane Cabdixakiin Maxamed Yuusuf ayaa u magacaabay Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare), Agaasimaha Waaxda Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka, iyada oo xilkaasi laga qaaday Mudane Maxamed Aadan Maxamed (Dugoow).










