Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdi Xaashi Oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogatada Ah Ee Aqalka Sare 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Cabdi Xaashi Oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogatada Ah Ee Aqalka Sare 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenka koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde),ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare.

Kulanka oo ahaa Kalfadhiga labaad kulankiisa koowaad ee guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare, ayaa ugu horreyn Guddoomiye Cabdi Xaashi, wuxuu warbixin ka siiyay guddiga sharrciyada muhiimka ah ee aan wali marin habraacii sharci ee saxda ahaa iyo kulan mirodhal ahaa ee uu dalka turkiga kula qaatay qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga, Mudane Mustafa Sentop.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Xubnaha Guddiga iyo guddoonka oo isla falanqeeyay Amniga guud ee dalka, ayaa ugu danbayn Ansixiyey in Senator Siiciid Cabdi Xuseen (Cawke) uu ka mid noqdo xubnaha Guddigala dib-u-eegista iyo la socodka Dastuurka ee uu horray u banneeyay Mudane Saalax axmed Jaamac.

Tags: Cabdi Xaashi Oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogatada Ah Ee Aqalka Sare
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Safiirka Imaaraadka

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Magacbaay Guddoomiye Ku-xigeennada Gobalka Banaadir 

Next Post
Madaxweynaha Dalka Oo Magacbaay Guddoomiye Ku-xigeennada Gobalka Banaadir 

Madaxweynaha Dalka Oo Magacbaay Guddoomiye Ku-xigeennada Gobalka Banaadir 

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In