Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa waxaa xilkii afhayeenka Gobolka Banaadir laga qaaday Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko), iyadoo xilkaasi loo magacaabay Cabdifafaax Cumar Xalane, ahna Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Maamulka Gobolka, waxaana Guddoomiye Muungaab uu mudanaha xilka Afhayeen loo magacaabay kula dar daarmay in uu si hufan u guto howsha loo idmaday.
Afhayeenka Cusub ee M/gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Gobolka Banaadir
Afhayeenkii hore ee maamulka Gobolka Banaadir
Hadaba linkiga hoose ka akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir