Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale oo loo magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale oo loo magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudene Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale u magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda iyo Xasilinta Soomaaliya, si loo dardar galiyo horumarinta mushaaraadka nabadeynta iyo xasilinta dalka.

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale waa aqoonyahan heerka labaad ee Jaamacadda ka haysta cilmiga Amniga iyo xiriirka Caalamiga ah iyo sidoo kale darajada koowaad ee Jaamacadda ka heysta cilmiga horumarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale ayaa 15 sanno ee la soo dhaafay ku jiray siyaasadda Soomaaliya, asaga oo xilal kala duwan ka soo qabtay hay’adaha dowladda sida Agaasimaha Telefishinka Qaranka oo uu ahaa 2009–2014, sidoo kale waxaa uu latliye ka soo noqday Xafiisyada Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya .

Sanduuqa xasilinta iyo nabadeynta ayaa muhiim u ah isku xirka kaalmooyinka nabadeynta Soomaaliya iyo xasilinta deegaannada la.xoreeyay khawaarijta.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee W/Tiknoolajiyadda oo daah furay madasha xirfadlayda Tiknoolajiyadda ee (SomNOG)

Next Post

Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga

Next Post
Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga

Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In