Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdiweli Gaas oo booqday xero ay ku jiraan qaxooti ka yimid Yemen “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Cabdiweli Gaas oo booqday xero ay ku jiraan qaxooti ka yimid Yemen “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Putland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xerada uu booqday waxaa ku sugnaa Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Asmalaash iyo Safiirka Yemen u fadhiya Soomaaliya Mr. Mansur Ali Rayash Al-imrani, maadaama dad u dhashay dalalka Itoobiya iyo Yemen ay qayb ka yihiin dadka soo qaxay ee ku jira Xerada.

Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Asmalaash ayaa Puntland iyo dadweynaheeda uga mahadceliyay soo dhoweynta loo sameeyay dadka ka soo qaxay Yemen ee ku jira Xeradan, wuxuuna sheegay in Puntland ay gacan ka siinayaan sidii loo caawin lahaa Qaxootiga u dhashay dalka Itoobiya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Safiirka Yaman u fadhiya Soomaaliya Mr. Mansur Ali Rayash Al-imrani aya waxa u yiri “Waxan u mahad celinaya xukumadda Puntland,  Sidokale waxan u mahad naqaya madaxwayanah Maamulka Puntland sida ay ugu gurmaden Qaxootiga yamaniyinta aha ee uso qaxay deegaannada maamulka,  waxaan sidokale ugu baaqaya Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gar gaarka iyo Wadamada Carabta inay gurmad laso garan, Dadka kasoo qaxay Wadanka Yemen Dadka Yamaniyinta aha ee kaso qaxay Yemen waxa ay ka yimaden kuwa ugu badan magalada Cadan iyo Mukala”

Madaxweynaha  Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa sheegay in Soomaalidu markii ay ka qaxeen dalka ay u qaxeen dalal ay ka mid yihiin Itoobiya iyo Yaman

“Adban u bogadinaya inti u daa dashay inti u kacday, wanaag badan bey helayan insha alaha Dadku dad somaliyed weye inta kalena Dad walalehena Oo dariskena weye Yamani yin ha ahaden itobiyan ha ahaden Awal anaga u qaxnay Hadana way noso qaxen waxan raba marka wajibadki nasarna Re Puntland way qabten”.

Gobolada Puntland ayaa waxaa soo gaaray illaa horaantii April dad ka badan 5,000 oo qof, kuwaas oo dadweynuhu ay uso dhoweeyen.

IMG_4156 IMG_4170 IMG_4226 IMG_4227 IMG_4236 IMG_4251 IMG_4284 IMG_4307 IMG_4338 IMG_4341 IMG_4342 IMG_4347 IMG_4350 IMG_4357

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira

Next Post
Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira

Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In