Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhagarqabe Cabdullaahi Macalin Ciise Maxamed oo ( Afgarashadiisu tahay Casaam) oo ka tirsanaa Khawaarijta arxanka daran ee AS ayaa isku dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 9 aad ee Gorgor iyo Ciidamada Deegaanka ee ku sugan aaga Bacadweyne ee koonfurta Gobolka mudug.

Ciidamada ayaa howlgalo wadajirka ah ka waday koonfurta Gobolka mudug waxana suurta galayso marba marka ka danbayso inay isi soo dhiibaan dhallinta ay qaldeen Khawaarijta sida Dhagarqabe Cabdulaahi.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Taliyaha Ururka 9-aad ee Gorgor Xoogga Gaashaanle Cabdiwali Januune oo howgalka hoggaaminayay,ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in horjoogaha uu kasoo cararay khawaarijta ka dib howgalo wadajir ah ee wadaan Ciidamada ku sugan Koonfurta Gobolka Mudug.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qataay Madax ka socota Qaramada Midoobey 

Next Post

Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Asmara

Next Post
Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Asmara

Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Asmara

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In