Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdullaahi Xayir Ducaale oo furay tababbar la xariira tabinta Sheekooyinka Maxkamadaha

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Cabdullaahi Xayir Ducaale oo furay tababbar la xariira tabinta Sheekooyinka Maxkamadaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda Federaalka ah mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka hadlay furitaanka tababbarka ku saabsan habka ugu wanaagsan ee warbaahintu u tebin karto sheekooyinka Caddaaladda ee haweenka gaar ahaan dhanka Maxkamadaha.Wariyaasha ka qeybgalaya tababbarka u ayuuna u sheegay inow Garsoorka uu ka mid yahay tirarka ugu muhiimsan ee nolasha dadka.

“Waxaan rejenayaa in cilmiga ay ka bartaan weriyeyaasha tababbarkaan ay dib ugu celiyaan bulshada oo ay soo bandhigaan warar sugan oo ku saabsan Caddaaladda,Wariyuhu waa in uu san wax kasto sii deynin, oo uu ka fekaraa waxa uu qoraayo, markii aad maxkamad warkeeda tabineyso waa in aadan waxba ka badalin,” ayuu yiri Mudane Xayir.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Garyqaan Saalax Cali Maxamuud oo bogaadiyay tababarkan ee soo qaban qaabisay MWN( media Woman Network), ayaa ka qeybgalayaasha uga warbixiyay kaalinta ay ku leeyihiin in mar kasta uu sarreeyo sharaciga iyo Caddaaladda.

Waxa uuna yiri “Wariyaha tabinaayo war ama sheeko ku saabsan arrimaha garsoorka waa in uu xog ka hayo dhammaan dhinacyada uu khusayso kiiska uu rabo in uu la wadaago dadka, waxaan idiin ballan qaadayaa inaan idin geyn doono dhammaan xafiisyada si aad u ogaataan wax ka soconaya iyo sida garsoorka u shaqeeyo,” Ayuu yiri Garyqaan Saalax.

Weriyayaasha ayaa la barayaa habka ugu fudud ee xog raadinta Caddaaladda haweenka, cidda ay ka heli karaan iyo mawduucyo ku saabsan sharciga aas-aasiga ah ee maxkmadaha.

Tababarkaan oo qayb ka ah tababarro ay MWN( Media Women Network) ku qabanayso magaalooyin kala duwan, ayaa la filayaa inuu fure u noqdo in shacabku helaan xog ku filan oo garsoorka ah.

Weriyayaasha iyo warbaahinta ayaan inta badan tebin sheekooyinka la xiriira maxkamadaha gaar ahaanna kiisaska iyo dacwadaha ku saabsan arrimaha haweenka. Caqabadaha xog yari ee garsoorka ayaa loo sababaynaya waxyaabo kala duwan oo ku gadaaman oo ay ka mid tahay in weriyeyaasha aysan heli tababbarro noocaan oo kale ah.

Previous Post

Howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo dardar uga socda Jubbaland

Next Post

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay hindise sharciyeedka Diiwaangelinta Dadweynaha 

Next Post
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay hindise sharciyeedka Diiwaangelinta Dadweynaha 

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay hindise sharciyeedka Diiwaangelinta Dadweynaha 

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In