Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cali Dheere Oo La Duldhigay Lacag Dhan 25,000

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Cali Dheere Oo La Duldhigay Lacag Dhan 25,000
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaanno Cabdullahi Sanbaloolshe Saraakiil Ciidan, Siyaasiyiin iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa booqday furimaha dagaalka ee ku dhow degmada Moqokori iyo deegaanka Goobo ee Gobolka Hiiraan oo ay ku suganyihiin Ciidanka Macawiisleeyda.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka u ballan qaaday in haddii ay Askari Al-Shabaab kamid ah soo dilaan uu siin doono lacag dhan $5,000 sidoo kale qofkii Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere soo dilaa ayuu guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte u ballan qaday in uu siin doono lacag dhan $25,000.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Xildhibaan Cabdullahi Sanbaloolshe,ayaa dhankiisa uga mahadceliyay dowladda Soomaaliya taageerada ay u Hiiraan la garab taagantahay, waxuuna Macawiisleeyda Hiiraan ugu baaqay in aay soo dhaweeyaan qaabilka kusoo biiray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hiiraan ka socda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay madasha Tana Forum

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay khataraha Amniga Ee Qaarada Afrika

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay khataraha Amniga Ee Qaarada Afrika

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay khataraha Amniga Ee Qaarada Afrika

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In