Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cali Guudlaawe oo deeq raashin ah gaarsiiyay dad danyar ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Cali Guudlaawe oo deeq raashin ah gaarsiiyay dad danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cali Guudlaawe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta qeybiyay gar gaar raashin ah oo ay ugu deeqeen ku dhowaad 500 oo qoys oo danyar ah oo ku nool Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaasi ka waday ogaansha Xaalada dhabta ah ee deegaanada Cadawga laga saaray ee hoos yimaado Degmada Maxaas.

Iyadoo dhinaca isgaarsiinta ay ka jareen Maleeshiyaadka Shabaab inta aan laga saarin dhulka miyiga.

Madaxweynaha sidoo kale deeq raashin ugu deeqay tuulooyinka dhowr ah oo hoos yimaada degmada Maxaas oo kamid ah deegaanada laga saaray maleeshiyaadka argagixisada ah.

Gar gaarkaan Madaxweynaha halkaasi gaarsii ayaa imaanaysa xili si aad ah bulshada ugu baahi qabeen wallow ay halkaasi ka jirtay xaalado adag oo is biirsaday sida abaaro Dabo dheeraaday iyo dhibaatadii kooxdii taktay.

Previous Post

Cali Guudlaawe oo hogaamiyay howlgal lagu baacsanayo Al shabaab

Next Post

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

Next Post
Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In