Taliska Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed, ayaa Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cali Xuseen Cumar oo ka tirsanaa Muddo 9 Sano Kooxda Nabadiidka Al-shabab isagoona u qaabilsana jabhadda, ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka.
‘’Waxaan udkeysan Waayey go’odoonka Al-shabab ku jiro Waxaan go’aansadey in qoyskeyga dib u la midoobo,,
Wuxuuna Dhanka kale Saaxibadiisa ku jira Kooxda Nabadiidka Al-shabab ugu baaqey in isku dhiiban Ciidanka Xoogga Dalka .