Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur agoon ah oo loo sameeyay xaflad lagu dhiiri gelinayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Carruur agoon ah oo loo sameeyay xaflad lagu dhiiri gelinayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dunida Muslimka ah marka la gaaro bilkasta 15-ka Ramadan waxaa laga xusaa maalinta agoonta, iyadoo munaasabad arrintaasi lagu weynayo oo ay soo qaban qaabisay Ururka Horumarinta bulshada lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasabadda waxaa kaloo ka soo qey galay carruurta agoonta ah ee ku jira dhamaan xarumaha ay maamusha hay’adda ee ku yaala caasimadda, waxaana xubnihii ka qeyb galay ay ka sheekeen muhiimada maalintan ookale ay u leedahay in la dhiri geliyo carruurta agoonta ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Bulshada Cumar Sheekh Axmed Cismaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ujeedka munaasabadda ay tahay sidii loo dhiiri gelin lahaa carruurta agoonta ah.

Guddoomiyaha Fulinta ee Hay’adda Cabdifataax Xasan ayaa sheegay in carruurta agoonta ah ay u sameeyaan barnaamijyo lagu dhiirigelinayo, si loo dareensiiyo inay wax la qeybsan karaan carruurta kale.

Madaxa Xafiiska OIC ee Soomaaliya Maxamed Iidle Sabriye ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka soo qeybgalka xafladda, uuna ku bogaadinayo carruurta inay ku dadaalaan waxbarashada.

Ugu dambeyn qaar ka mid ah carruurta agoonta ah ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin.

 

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo tababar la xiriira fahamka xaquuqda carruurta u qabatay qeybaha bulshada “SAWIRRO”

Next Post

Akhriso Isku aadka Wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Next Post
Tartamaayasha Degmada Dhahar oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Akhriso Isku aadka Wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In