Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur agoon ah oo ku jira xerada Ugaas Qaliif ee Beledweyne oo buugaag loo qeybiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad  deeq buugaag waxbarasha ah oo ka timid dalka dibadiisa looguna talo galay in ay wax ku bartaan carruurta agoonta ee ku jira Xerada Ugaas Qaliif ee magaalada Beledweyne ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaruntaasi.

Dadkii kasoo qaybgalay waxaa kamid ahaa Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Qaliif, odoyaasha dhaqanka, ehelada  carruurta agoonta ah iyo marti sharaf kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Deeqdaan buugaagta ah ee waxbarashada ku taallo ayaa waxaa soo dhiibay urur dhallinyaro ah oo gartay in ay caawiyaan carruurta agoonta, waxaana munaasanbada ka hadlay oo Ugaas Cabdiraxmaana ku wareejiyay deeqda wakiilka dhalinyarada Abaal ee ka dhisan Wadanka UK Cabdi-nasir Xasan Axmad

Wakiilka Ururka dhalinyarada Abaal ee ka dhisan Wadanka UK Cabdi-nasir Xasan Axmad ayaa sheegay in deeqdan buugaagta ay ahay mid ay uga gol’leeyihin in wax lagu baro carruurta agoonta ah.

“Waxaan xuntaan gudoonsiinaynaa buugaag wax barasho oo ka kooban 2,000 kun waxaana muhiimadu tahay in aan caawinaa agoonta ugaas qaliif ku jirta.

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Qaliif oo ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay ardaydaan agoonta ah wax badan ka faa’idi doonaan buugaagtaan, isla markaana aad u wanaagsan tahay in la caawiyo carruurta.

Maamulaha Xarunta Agoonta Ugaas Qaliif Aadan Shariif Amiin ayaa ugu dambayntii ka mahad celiyay deeqdaan  ka timid dalka dibadiisa.

Previous Post

Daawo Sawirada:- 25 Sano Kaddib oo dib loo furay Safaaraddii Soomaaliya ee Ciraaq

Next Post

Taliyaha Ciidanka booliska oo kormeeray xarumaha booliska ee Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka booliska oo kormeeray xarumaha booliska ee Cadaado “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka booliska oo kormeeray xarumaha booliska ee Cadaado “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In