Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA-Carruur farxadda ciidda darteed loo qeybiyay lacag.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA-Carruur farxadda ciidda darteed loo qeybiyay lacag.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada Ciida.

Intii ay munaasabada socotay ayaa caruurtii iyo waalidiintii kasoo qeybgalay waxaa loo qeybiyay lacag uu gu talagalay Maamuylka Hotel Maleyka in looga faa’iideysto Ciidul Fitriga,waxaana sidookale ku sugnaa xaflada fanaaniin oo goobta key suoo bandhigay heeso Banaadiri ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Maxamed Jeylaani Iimaan ayaa sheegay in ujeedka lacagta loo siinayo carruurta ay tahay sidii looga farxin lahaa, munaasabadda ciida awgeed, waxaana uu intaa ku daray inay joogteen doonaan.

“Ciidii ugu horeysay ma aha ee hotelka aan ku qabano ,hadaa nahay maamulka Hotelka, ciidan waxaan ku bixinaa farxad macmacaan iyo lacag, taasoo lagu abaalmarinayo carruurta degan Degmooyinka, Xamar weyne, Xamar Jajab iyo Waaberi ciidan waxaan ku faraxsanahay inay ka soo qeybgalaan tiro badan, ciidii hore way kasii badneed bashqadaha lacagta aan carruurta ugu talagalnay ay kujireen waa sii siyaadinay, dadka markey soo bataan wixiina waala siyaadinaa Insha Allah”

Munaasabadan lagu qabtay Hotelka Maleyka ayaa qeyb ka noqoneysa farxada Ciidul Fitriga oo ilaa shalay si aad ah looga dareemayo gudaha magaalada Muqdisho iyo magaaloyinka kale ee dalka.

DSC05066 DSC05067 DSC05069 DSC05071 DSC05073 DSC05075 DSC05078 DSC05081 DSC05082 DSC05084  DSC05088 DSC05090 DSC05092 DSC05094 DSC05095 DSC05100 DSC05101 DSC05102 DSC05104 DSC05110 DSC05115 DSC05117 DSC05119 DSC05123 DSC05126 DSC05141  DSC05151 DSC05157 DSC05163

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

DAAWO SAWIRADA-Dhallinyaro wax ku soo bartay dalka Malaysia oo urur cusub sameystay.

Next Post

DAAWO SAWIRADA-Madaxweynaha oo shacabka kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
DAAWO SAWIRADA-Madaxweynaha oo shacabka kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

DAAWO SAWIRADA-Madaxweynaha oo shacabka kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In