Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur walaalo ah oo ku geeriyooday deb ka kacay guri ku yaalla magaalada Boosaaso”SAWIRRO”

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Carruur walaalo ah oo ku geeriyooday deb ka kacay guri ku yaalla magaalada Boosaaso”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dabkaan oo ka kacay guri ay deganaayeen qoys danyar ah oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo burbur hantiyadeed.

Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in debka ay ku geeriyoodeen afar carruur ah oo saddex kamid ah ay walaalo ahaayeen,waxaana gebi ahaanba gubtay gurigi ay deganaayeen.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Gaadiidka dab-damiska dowladda hoose ee degmada Boosaaso iyo kan mid kamid ah Shirkadaha isgaarsiinta deegaannada Puntland ayaa markii dambe ku guulaystay in ay demiyaan.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka magaalada Boosaaso oo goobta tegay ayaa wado dadaallo lagu qiimeynayo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay debka.

Ma cadda illaa hadda waxa sababay dabka waxeysa wararka qaar sheegayaan in debku uu ka dhashay koronto.

Previous Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Suudaan oo ka soo ambabaxay halkaasi+Sawirro

Next Post

Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay Garoowe”SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay Garoowe”SAWIRRO”

Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay Garoowe"SAWIRRO"

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In