Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caruur iyo Haween u geeriyooday cuduro ka dilaacay Deegaanka Ceelbidir ee Gobolka Mudug.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka ceeldibir ee gobalka mudug ayaa mudooyinkii u danbeeyay
waxaa ka jira dhibaatooyin la xariira dhinaca adeegyada caafimaadka
taas oo sababtay sida ay sheegeen maamulka deegaankaasi in cuduro ka
dilaacay deegaankaasi iyo deegaanada hoostaga ay u geeriyoodaan caruur
iyo haween kadib markii ay waayeen adeegyadii caafimaadka ee ay u
baahnaayeen

Related posts

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026

Gudoomiyaha deegaankaasi ceeldibir C/raxmaan sheekh xasan jimcaale oo
wareysi gaara siiyay maanta warbaahinta qaranka soomaaliya ayaa faah
faahin ka bixiyay halka ay gaarsiisan tahay dhibaatooyinka dhanka
adeegyada caafimaadka iyo saameeynta ay ku yeelatay dadka deegaankaasi
isagoo dhanka kalana sheegay in ay isaga guureen deegaankasi hay’addo
uu sheegay in halkaasi ay hore uga howl gali jiren waxaana uu sheegay
in deegaankaasi iyo deegaanada hoostaga ay ka dilaaceen cuduro kala
duwan isla markaana ay sababeen in caruur iyo haween ay u geeriyoodeen
cudurada qaarkood isagoo sidoo kalana xusay in wali ay halkaasi ka
jiraan dhibaatooyinka la xariira adeegyada caafimaadka oo uu sheegay
in markii horaba ay ahaayeen kuwa aan kaafin karin bulshada ku nool
halkaasi

Gudoomiyaha Deegaanka ceeldibir Ayaa  dhanka kale ka codsaday
wasaarada caafimaadka dowlada fadaraalka soomaaliya in lasoo gurmado
dadka deegaanka ceeldibir isagoona xusay in dhawaan masuuliyiin ka
socata wasaarada caafimaadka dowlada fadaraalka ay halkaasi gaareen
una kuur galeen xaalada caafimaad dario ee ka jirta deegaankaasi iyo
deegaanada la xariira

Maahan markii u horeysay oo maamulka deegaanka ceeldibir ay ka
codsadaan in laga caawiyo baahiyada dhanka adeegyada caafimaadka
maadaama deegaankasi uu ku yaalo cirifka bari gobalka mudug oo ah meel
ay aad u adag tahay in si dag dag ah lasoo gaarsiiyo dadka qaba
xanuunada kala duwan goobaha caafimaad ee ku yaala magaalada Galkacyo
oo masaafo ahaan ujirta 180 km oo aan laheyn wadada hagaagsan

Waxaa diyaariyay wariye C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

India :Maxkamad dambi dil iyo kufsi ah ku heshay 6-ruux.

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo kulmay

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo kulmay

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
0

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In