Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Casho sharaf loo sameeyay wafdi ka socda dowladda Masar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Casho sharaf loo sameeyay wafdi ka socda dowladda Masar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo uu Hogaaminayey Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda Masar u qaabilsan Qaaradda Afrika Dr Maxamed Idirs.

Casho sharafta ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyeyaal ciidan iyo dhamaan shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ugu baaqay Dowladda Masar in ay dhistaan Safaaradda Masar ee Soomaaliya, taas oo sii hagaajin doonta Xiriirka Saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada Dal.

“Aniga cimrigeyga 3 u qeyb qeyb ka mid ah, waxaan ku soo qaatay dalka Masar, Laga soo bilaabo tacliinteyda dugsiga sare ilaa heerka Jaamacadda, waana wadan aan jeclahay, mana hilmaami karo” ayuu yiri Guddoomiye Madaale.

FB_IMG_1459840855616 FB_IMG_1459840858710 FB_IMG_1459840862856 FB_IMG_1459840870635 FB_IMG_1459840873803 FB_IMG_1459840876465 FB_IMG_1459840880338 FB_IMG_1459840883514 FB_IMG_1459840887465 FB_IMG_1459840903547 FB_IMG_1459840906563 FB_IMG_1459840915355 FB_IMG_1459840918658 FB_IMG_1459840921480 FB_IMG_1459840925177 FB_IMG_1459840927876 FB_IMG_1459840931588 FB_IMG_1459840934563 FB_IMG_1459840937505 FB_IMG_1459840946117

Previous Post

Howlgallo lagu soo qab qabtay maleeshiyaad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Xoogga iyo AMISOM oo howlgallo ku dilay ajaanib iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab

Next Post
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde

Ciidamada Xoogga iyo AMISOM oo howlgallo ku dilay ajaanib iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In