Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ku dilay 50 ka tirsan maleeshiyaadka dhagar qabayaasha nabadiidka Al-shabaab,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo...
Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen mayd cusub, ka dib markii laba doomood...
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 68-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee...
Wasiirka Maaliyadda Xuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi M. Nuur, ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan...
Wafti wasiirro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineeyso ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan loogu qareemayay gurmadka abaaraha...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye gaas, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir iyo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho