Militariga Soomaaliyeed ayaa goordhaw gudaha u galay Deegaanka Dabayoodle sida uu warbaahinta u sheegay Korneyl: Cabdinaasir Sheekh Cali oo Kamid...
INNA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Allah unaxariiste waxaa saacaddo kahor howlgal ciidan oo lagu beegsanayay argagixisada Al-Shabaab...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaano kamid ah Hirshabelle, Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan, guddoomiyihii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan gaar ah la qaadatay Xog-hayaha...
Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee loo yaqaanno...
Shirka Ban-Baxa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soconayey muddo laba maalmood ah...
Taliyaha guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cumar oo hogaaminaya howlgallada culus ee ay Ciidamada Kumaandooska Gorgor ka wadaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geeridda xaqa ah ee Nabadoon Cilmi Xagar Guure oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho