Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daah furay Shirka Wadatashiga Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Amb Axmed Cali Daahir ayaa kulan muhiim ah la qaatay bulshada Soomaaliyeed...
Wararka ka imaanayo degaanka Ceel-Cadde oo qiyaastii 70-Km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay saraakiisha FBI-da Mareykanka, ka dib markii ay baaritaanno ku sameeyeen Guriga...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee Demartino. Wasiirka Wasaarada...
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kullan Aqoon-isweydaarsi ku saabsaan kor...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho