Dhismahan oo ka kooban qeybo kala duwan una badan xafiisyo, ayaa maanta lagu wareejiyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Galmudug,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa Maanta gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraa. Wafdi...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji, ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii argagixisada ay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, dhaarinta ayaa wajahday...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkii...
Qaramada Midoobey, Ururka Midowga Afrika, dowladaha Mareykanka, Turkiga, UK iyo Norway ayaa dhamaantood cambaareeyey weerarka ay argagixisada AL-Shabaab ku qaadeen...
Guriga uu Kismaayo ka degan yahay Taliye Maxamed Raamsade oo ka mid ah saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa xalay lagu weeraray...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo saraakiil ciidan, ayaa gaaray...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmuudg, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay iyo inta ku dhaawacantay weerarkii...
Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga gaarka ah Abdusalam Salwe oo uu wehliyo Kaaliyaha gaarka ah ee Ergeyga Dalmar Xasan...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho