Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta degmada Matamaan ku soo bandhigay hub kala duwan oo ay maleeshiyaaadka Al-Shabaab...
Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta laga hirgeliyay saldhig cusub. Saldhiga oo ku yaala xaafadda Xera Kabida ayaa...
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka HirShabeelle, oo Maanta kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, ayaa meel mariyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu...
Xukuumadda Moscow, ayaa sheegay in Dagaalka kala dhaxeeya Ukraine uusan sabab u noqon Karin in Ruushka uu isticmaalo Hubka halista...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska Golaha Wasiirada Cusub.
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaw shaaciyay liiska Golahiisa Wasiiradda oo ah 56 xubnood ka kooban...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho