Waxaa maanta Dugsiga Maareynta iyo Maamulka Guud (School of Management and Public Administration) ee Jaamacadda Ummadda si habsami leh ugu...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay...
Mudanayaasha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa galay fasaxa Xajka iyo maalmaha Ciidul Adxa, waxaana Xildhibaanadda laga codsaday...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadd\a ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar u furtay 30 kamid ah shaqaalaha Xarumaha Caafimaadka ee...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliya, Ayaa howlgalo qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay nabadiidka Argagixisada Al-Shabaab, ku lahayeen xaafado...
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam, ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Ujeedka kulanka...
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Samatar, Ayaa kulan la qaadatay Ku-Xigeenka Madaxa Arrimaha Bariga...
Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay'adda...
Suuriya ayaa Israa'iil ku eedeeysay in saakay ay ku soo qaaday weerar gardarra ah oo dhanka cirka ah, kaasi oo...
Munaasabad lagu xusayay maalmaha xoriyadda, Midowgii gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay lagu qabtay dalka Kuwait, xafladan oo ay iska...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho