Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo xoogagga Ahlusunna Waljameeca. Dagaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi...
Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda...
Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi oo ka tirsan...
Waxaa maalintii labaad galay hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka socota hoolka Teendhada...
Waxaa maanta Xarunta Teedhada Afisyooni ka qabsoontay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta halkaas...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 5aad Guutada 16 ee Kumaandoska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheeysan ka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Gobolka...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho