Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afisyooni oo ay...
Ugu yaraan 11 dhagarqabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranku ay ka...
Madaxweynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk-yeol ayaa maanta lagu dhaariyay xaflad dad badan ay isugu soo baxeen oo ka...
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dalka ayaa sheegay in ay maanta 4-ta galabnimo ku eg tahay diiwaan gelinta murashixiinta. Xildhibaan, Maxamed...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Muqdisho kula kulmay Wasiirka Ciidanka UK, kaasi oo ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta degmada Xamar Jajab uga...
Wasiirka Howlaha Guud ‘ Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS ayaa daahfuray shir lagu ansixinayo Mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la yeeshay ururada bulshada rayidka...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Eng Hon Cabdullaahi Abuukar Xaaji , ayaa daah-furay Barnaamijka...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho