Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Doorashada Kursiga Hop#106 oo ka qabsoontay magaalada Jowhar ayaa waxa ku guuleestay Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole oo helay 56 cod....
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaloya Senator Maxamed Cali Yuusuf ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka...
Bangiga Premier ayaa maanta daah-furay tartanka hal-abuurka ganacsiga oo uu markii ugu horreysay maanta Muqdisho ugu qabanayo ardayda dhigata jaamacadaha...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka...
Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kala Fadhiga 1-aad Kulankiisa 1-aad ee Baarlamanka 11-aad, waxaana Shir guddominaya guddomiyaha KMG...
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka...
Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho