Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey natiijada hordhaca ah ee kursiga HOP#204, kaas oo sida lagu sheegay qoraal ka soo...
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka...
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum...
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad...
Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu Xusayay 10 Sano...
Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdiraxmaan...
Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddiga gurmadka Abaaraha ayaa kulan la qaatay wakiillada...
Wefdi Saraakiil sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho