30 Qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa wadanka Ukraine ayaa laga siidaayay, sida ay Radio Muqdisho u xaqiijisay wasaaradda...
1-Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#084 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada...
Maamulka iyo shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay olole Nadafadeed oo lagu qaadayo qashinka faraha badan ee yaalla xaafadaha magaaladaasi. Ololahaan...
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku qabtay doorashada Afartii kursi ee ugu...
Ciidanka Ruushka ayaa aad ugu sii dhowaaday Caasimadda dalka Ukraine ee Kyive, waxaana muuqata in Ciidamada Ukraine ay wali sii...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa xafiiskiisa shir...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ay weheliyaan Mareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka ah iyo Agaasimaha Hay'adda Socdaalka ayaa...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen gudigga u ololeeynta iyo xaqiijinta qoondada Haweenka ugu yaraan 30% ee Baarlamaanka Federaalka Iyo Wasaaradda...
Madaxweynaha Dowlada Gobaleeedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay ku-xiigeenka Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho